somali news
Maraakiib dagaal oo ka socda Spain iyo France oo yimid xeebaha Soomaaliya si ay uga qaybqaataan la dagaalanka burcadbadeeda
Garoowe-(Puntland Mirror) Intii lagu guda jiray asbuucyadii u dambeeyay maraakiib dagaal oo ka socda wadamo Yurub kuyaala gaar ahaan Spain iyo France ayaa soo gaaray xeebaha Soomaaliya, sida ay sheegeen ilo-wareedyadu. Markab lagu magacaabo ESPS […]