somali news
Ciidamada xooga dalka Soomaaliya oo u dabaaldegay sanadguuradii 57-aad ee asaaskooda
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay bishu ku beegantahay 12-ka April u dabaaldegay sanadguuradii 57-aad ee asaaskooda. Munaasabadaha dabaaldega ee ciidamada ayaa ka dhacay intooda badan gobolada dalka. Madaxweynaha dowladda federaalka […]