somali news
Ciidamada ammaanka Puntland oo howlgalo ka bilaabay gudaha Boosaaso
Boosaaso-(Puntland Mirror) Ciidamada ammaanka Puntland ayaa howlgalo ka bilaabay gudaha magaalo xeebeedka Boosaaso oo ujeedku yahay ugaarsashada kooxaha argagixisada ah, saraakiil katirsan ciidamada ammaanka ayaa warsidaha Puntland Mirror u xaqiijiyay. Howlgalka ayaa imaanaya maalin kadib markii […]