somali news
Juxa oo gaaray Jowhar si uu uga qeybgalo doorashada madaxweynenimada Hir-Shabeelle
Jowhar-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid oo loo yaqaan Juxa ayaa maanta oo Jimce ah tagay magaalada Jowhar si uu uga qeybgalo doorashada madaxweynenimada Hir-Shabeelle, taasoo la qorsheeyay in ay dhacdo beri. Juxa […]