somali news
Golaha wasiiradda Soomaaliya oo ayiday go’aankii ay Soomaaliya ka qaadatay khilaafka wadamada Khaliijka
Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha wasiiradda Soomaaliya oo maanta oo Khamiis ah Muqdisho ku yeeshay shirkoodii asbuuclaha ahaa ayaa ayiday go’aankii ay Soomaaliya ka qaadatay khilaafka wadamada Khaliijka iyaga oo sheegay in dowladda federaalka oo kaliya ay awood […]