somali news
Ciidamadda PSF oo sheegay in afar maleeshiyo Al-Shabaab ah lagu dilay howlgal ka dhacay Buuraha Caalmadoow
Garoowe-(Puntland Mirror) Afar maleeshiyo Al-Shabaab ah ayaa Ciidamadda Ammaanka Puntland ee PSF ay ku dileen howlgal Axadii dhacay, sida PSF ay ku sheegeen bayaan ay soo dhigeen Facebook-kooda. PSF ayaa bayaanka ku sheegay in howlgalka […]