
Qurbajoogta Puntland oo Garoowe shir ku yeeshay
Garoowe-(Puntland Mirror) Shir qurbajoogta Puntland ay lahaayeen ayaa xalay ka dhacay huteelka Jubba ee caasimada Puntland, Garoowe. Shirka ayaa waxaa kasoo qaybgalay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali iyo ku-xiigeenkiisa Cabdixakiim Cumar Camay. Waxaa kale oo […]