Hundreds take to the streets in Mogadishu to support Somalia’s new PM. [Photo Credit: Radio Dalsan]
SHARE
Boqolaal katirsan shacabka Muqdisho oo waddooyinka u soo baxay si ay taageero ugu muujiyaan Raysulwasaaraha cusub ee Soomaaliya. [Xigashada Sawirka: Radi Dalsan]Muqdisho-(Puntland Mirror) Boqolaal dadka reer Muqdisho ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka gudaha caasimada Soomaaliya ee Muqdisho si ay taageero ugu muujiyaan Raysulwasaaraha cusub, sida ay ku waramayaan warbaahinta maxaliga ah ee gudaha Muqdisho.
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.