Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

Puntland Mirror
0 Min Read
Baarlamaanka Soomaaliya. [sawir Hore]

Baarlamaanka Soomaaliya. [Sawir Hore]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub oo uu asbuucii hore soo dhisay Raysulwasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Golaha wasiiradda ayaa helay taageeradda dhammaan 188 xildhibaan oo kulanka fadhiyay, sida uu sheegay guddoomiyaha baarlamanka Maxamed Mursal Shiikh.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *