Laalida heshiiska ayaa ogolaanaya sii deynta tobonaan maxaabiis Soomaali ah oo ku jira xabsiyada Puntland, kuwaasoo horey looga soo wareejiyay Seychelles.
Baarlamaanka Puntland oo laalay heshiiska la dagaalanka burcadbadeeda oo u dhaxeeyay Puntland iyo Seychelles
Garoowe-(Puntland Mirror) Baarlamaanja Puntland ayaa maanta oo Axad u codeeyay in lalaao heshiiska la dagaalanka burcadbadeeda oo u dhaxeeyay Puntland iyo Seychelles kaasoo la saxiixday bishii Maarso ee sanadkii 2011, sida uu sheegay guddoomiyaha baarlamaanka Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.
Leave a Comment