![Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo kalafadhigoodii 1-aad ku yeelan doona Muqdisho. [Sawirka: Archive]](https://puntlandmirror.net/wp-content/uploads/2017/02/Baarlamaanka-Soomaaliya-.jpg)
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmiya u furi doona kalafadhiga baarlamaanka.
Inta lagu guda jiro kala-fadhiga, xildhibaanada ayaa la filayaa in ay codka kalsoonida u qaadi doonaan Raysulwasaaraha cusub XasanCali Khayre, kaasoo dhawaan uu madaxweynuhu soo magacaabay.
