Madaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdalla Saalax oo la dilay
Sanca-(Puntland Mirror) Wararka ka imaanaya Yemen ayaa sheegaya in la dilay madaxweynihii hore Cali Cabdalla Saalax. Warbaahinta ay maamulaan falaagada Xuutiyiinta oo soo xiganaya saraakiil ayaa sheegay in la dilay Cali. Sawiro iyo muuqaalo wareegaya […]