Xasan Shiikh oo Kismaayo kula kulmay xildhibaanada aqalka hoose iyo aqalka sare ee Jubbaland laga soo doortay December 7, 2016 Puntland Mirror Jubaland, Somalia 0 Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud. [Sawirka: Archive]Kismaayo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay xildhibaanda aqalka hoose iyo aqalka sare ee Jubbaland laga soo doortay. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa u soo bandhigay xildhibaanada qorshihiisa afarta sanno ee soo socota haddii dib loo doorto. Madaxweynaha hadda xilka haya ayaa u taagan doorashada madaxtinimada Soomaaliya mar labaad. Related PostsFebruary 15, 2017 Golaha deegaanka Garoowe oo haayada Care ku eedeeyay in ay musuq-maasuqday mashruuca dhiraynta magaaladaSeptember 29, 2016 Hindiya oo sheegtay in ay duqayn la beegsatay kooxo argagixiso ah oo ku sugnaa gudaha dalka PakistanSeptember 18, 2016 Unknown gunmen kill Somali military officer in MogadishuJuly 1, 2016 Nin Yuhuuda oo lagu dilay toogasho ka dhacday Daanta Galbeed
Be the first to comment