Washington-(Puntland Mirror) Xoghayihii hore ee difaaca dalka Maraykanka Hillary Clinton ayaa xaqiijasatay in xisbiga Jamhuuriga ay u magacaabaan murashaxa madaxweynaha ee doorashada Maraykanka 2016-ka.
Shirkii uu xisbiga Dimuqraadiga uu ku yeeshay magaalada Philadelphia ayay si rasmiya ugu codeeyeen Hillary in ay xisbiga u matasho doorashada madaxtinimada ee dalka Maraykanka.
Doorashada madaxtinimada Maraykanka ayaa dhici doonta 8 bisha November ee sanadkan.
Hillary Clinton ayaa noqonaysa haweenaydii kowaad oo murashax madaxweyne isku soo taagta taariikhda xisbiyada waa weyn ee Maraykanka.
Be the first to comment