Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay in uu u taaganyahay madaxweynaha Soomaaliya.
Deni ayaa hankiisa Villa Soomaaliya kaga dhawaaqay kadib kulan uu la yeeshay xildhibaanada cusub ee Puntland ku matali doona Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Be the first to comment