Ajandaha ugu weyn ee kalfadhiga ayaa noqon doona sharcidejinta, la xisaabtanka dowladda, iyo doorashooyinka soo socda heer federaal, sida uu sheegay guddoomiyaha baarlamaanka Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.
Kalfadhiga 47-aad ee baarlamaanka Dowladda Puntland oo Garoowe ka furmay

Leave a Comment