Muqdisho-(Puntland Mirror) Kulan u dhaxeeya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo hoggaamiyaasha Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka ayaa maanta oo Axad ah ka furmay magaalada Muqdisho.
Masuuliyiinta ayaa ka doodi doona sidii dalka looga qaban lahaa doorasho la isku raacsanyahay oo wakhtigeeda ku dhacda, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya.
Be the first to comment