Kulan hordhac ah oo u dhaxeeya Madaxweynah Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo ka socda Muqdisho

Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. [Sawir Hore]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Kulan hordhac ah oo u dhaxeeya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa hadda ka socda xarunta madaxtooyada Soomaaliya, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan madaxtooyada Puntland.

Kulanka ayaa diirada lagu saaraya sidii doorasho la isku raacsanyahay oo wakhtigeeda ku dhacda looga qaban lahaa dalka, ilo-wareedka ayaa intaas ku daray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*