Ugu yaraan lix qof oo ku dhimatay miino la qaraxday gaari meel u dhow Muqdisho

Dad sida qof kamid dadka ku dhawaacmay qaraxa. [Isha Sawirka: Reuters]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan lix qof ayaa dhimatay maanta oo Axad ah kadib markii gaari bus ah uu la qarxay miinada dhulka lagu aaso meel u dhow Muqdisho, sida ay ku warantay wakaalada wararka Reuters, oo soo xiganaysa ciidanka booliiska.

Gaariga ayaa waxaa saarnaa dad isku qoys ah oo ka tagay Muqdisho si ay aas uga qeybgalaan ka dhacayay meel magaalada Afgooye, sida ay sheegtay wakaalada wararku.

Ma jirto ilaa iyo hadda cid sheegatay masuuliyada qaraxaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*