Kiisaska coronavirus gudaha Soomaaliya oo gaaray 601

Wasiiradda Caafimaadka Soomaaliya Fowziya Abubakar. [Sawir Hore]
Muqdisho-(Puntland Mirror) 19 kiis oo cusub oo coronavirus ah ayaa laga helay Soomaaliya 24-kii saac ee lasoo dhaafay, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

18 kamid kiisas cusub ayaa laga helay Muqdisho, halka hal kiis laga helay Koonfur Galbeed, sida ay wasaaraddu sheegtay.

Cudurka COVID-19 ayaa ilaa iyo hadda 28 qof ku dilay Soomaaliya, marka la eego xogta wasaaradda caafimaadka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*