PuntlandSomalia Guddiga Doorashooyinka Puntland oo Buurtinle ka bilaabay olole ay ku soo bandhigayaan qoshahooda Last updated: January 31, 2020 10:52 am By Puntland Mirror Share 1 Min Read SHARE Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa tagay degmada Buurtinle maanta oo Khamiis ah. [Isha Sawirka: TPEC]Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah degmada Buurtinle ka bilaabay olole ay ku soo bandhigayaan qoshahooda iyo jadwalka doorashooyinka goleyaasha deegaanka Puntland, sida uu sheegay guddoomiyaha guddiga Guuleed Saalax Bare, oo xubno uu hoggaaminayo ay gaareen halkaas. Degmooyinka ay ku jirto Buurtinle ayaa laga qaban doonaa doorashooyinka dowladaha hoose oo ku salaysan hal qof iyo hal cod sanadka 2021, sida qorshuhu yahay. Related PostsJune 25, 2017 Puntland: Dad ciiday iyo kuwo kale oo soomanSeptember 27, 2016 RW Cumar Cabdirashiid oo kasoo horjeestay go’aankii ay guddiga doorashooyinka dadban ku sheegeen in soo xulida xildhibaanada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe lagu qabto MuqdishoMay 5, 2018 Khabiirka madaxa banaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan xaalada bini’aadanimada Soomaaliya oo sheegay in si deg deg ah loo sii daayo dhammaan caruurta askar ahaanta loo qortayJuly 1, 2016 Nin Yuhuuda oo lagu dilay toogasho ka dhacday Daanta Galbeed Share This Article X Email Copy Link Print Previous Article Kaamirooyinka nabadgelyada ee waddooyinka Muqdisho oo la qarxiyay Next Article Wasiirka amniga Puntland ee baxsadka ah oo gaaray magaalada Kismaayo Leave a Comment Leave a Reply Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment * Name * Email * Website Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. TopicsClimate Change featured Global Affairs Health Hot Opinion Policy Analysis politics Research