Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maxamed Cabdiladiif Yuusuf u magacaabay agaasimaha cusub ee madaxtooyada, sida ilo-xog ogaal ah ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror.
Agaasimaha cusub ayaa kasoo shaqeeyay mid kamid ah haayadaha gargaarka ee ka howlgala gudaha Soomaaliya.
Maxamed Cabdiladiif Yuusuf ayaa badali doona Cabdinaasir Biixi Soofe, kaasoo labadii sanno ee u dambeysay xafiiska joogay.
Be the first to comment