Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta oo Sabti ah dib ugu soo laabtay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.
Farmaajo ayaa kasoo noqday magaalada London halkaas oo uu uga soo qeybgalay shir-weyne ku saabsanaa Soomaaliya.