• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ June 25, 2022 ] Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare Somalia
  • [ June 23, 2022 ] Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta Somalia
  • [ June 21, 2022 ] Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab Puntland
  • [ June 15, 2022 ] Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub Somalia
  • [ June 15, 2022 ] Kalfadhiga 50-aad ee baarlamaanka Puntland oo ka furmay Garoowe Puntland
Home2021September

Month: September 2021

Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka degay Gaalkacyo

September 8, 2021 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Arbaco ah ka degay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Madaxweynaha oo kasoo noqday shir u dabayaaqadii bishii hore kaga qeybgalay Muqdisho, ayaa waxaa garoonka […]

Somalia

Kiiska Ikraan Tahliil oo khilaaf ka dhex abuuray masuuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya

September 6, 2021 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Kiiska shaqaalaha NISA ee la waayay Ikraan Tahliil ayaa khilaaf ka dhex abuuray masuuliyiinta sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Xalay, Raysulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqo joojin ku sameeyay agaasimaha […]

Somalia

Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin oo wajahaya dhalleecayn balaaran oo ku saabsan kiiska Ubax Tahliil

September 5, 2021 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Agaasimaha haayada nabadsugida Soomaaliya ee NISA Fahad Yaasiin ayaa wajahaya dhalleecayn balaaran kadib markii Raysulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu u qabtay 48-saac in uu ku keeno warbixin buuxda oo la […]

Puntland

Odayaasha dhaqanka Nugaal oo ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya miyiga u dhaxeeya Nugaal-Sool in ay joojiyaan dagaalka

September 2, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Odayaasha dhaqanka gobolka Nugaal ayaa maanta oo Khamiis ah shir ku yeeshay Garoowe, iyagoo ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya miyiga u dhaxeeya gobolada Nugaal iyo Sool in ay si deg-deg ah u joojiyaan […]

Posts navigation

« 1 2

Follow on Facebook

Most Read

  • Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

    June 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu [...]
  • Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    June 21, 2022 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha [...]
  • Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

    June 15, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Puntland: Somalia’s lower house election restarted in Garowe

    November 23, 2016 0
    Garowe-(Puntland Mirror) The election to select the candidates representing Puntland in the upcoming lower house of the Somali federal parliament has restarted in the Puntland capital, Garowe on Wednesday. Puntland state has an allocation of [...]
  • Suspected Al-Shabaab Militants Shell Parts of Mogadishu

    June 15, 2016 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) Suspected al-Shabaab militants fired mortars on densely populated areas of Somalia’s capital, Mogadishu, causing at least five explosions, Somali police officer Ahmed Shiino told Bloomberg News by phone. Meanwhile, residents in the capital [...]
  • Madaxweyne Deni ma waxa uu wax ka badalay habkii soo dhaweynta madaxda Puntland?

    April 27, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Tobankii sanno ee u dambeysay madaxda Puntland waxay caan ku ahaayeen in dad badan ay soo dhaweeyaan mar walba oo ay dalka ku soo noqonayaan. Soo dhaweyntaas ayaa ahayd in dad shacab ah [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions