Kooxda Ahlu Sunna Waljamaaca iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo heshiis ka gaaray arrimaha dhismaha Galmudug
Muqdisho-(Puntland Mirror) Kooxda Ahlu Sunna Waljamaaca iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis ka gaaray arrimaha dhismaha dowlad goboleedka Galmudug. Heshiis ayaa dhigaya in 20 xildhibaan kooxda Ahlu Sunna laga siiyo 89 xubnood ee golaha baarlamaanka […]