Diyaarada siday madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo loo ogolaaday in ay kacdo kadib saacado xayiraad ah
Muqdisho-(Puntland Mirror) Diyaarada siday Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed iyo Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo ogolaaday in ay kacdo kadib saacado xayiraad ah garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Saakay, diyaarada qaadi lahayd labada masuul […]