Xubin katirsan golaha degmada Gaalkacyo oo la dilay

Mukhtaar Cumar Tiinle. [Sawir Hore]
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Mukhtaar Cumar Tiinle kaasoo ahaa xubin katirsan golaha deegaanka magaalada Gaalkacyo, sidoo kalena kamid ahaa dhalinyarada firfircoon ee magaalada, ayaa xalay lagu dilay Gaalkacyo.

Maleeshiyada argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada dilkaas, sida ay tabiyeen warbaahintoodu.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*