Xasan Shiikh oo u safray Addis Ababa si uu uga qeybgalo shirka IGAD

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh. [Sawirka: Archive]
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh. [Sawirka: Archive]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa u duulay magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya maanta oo Jimce ah.

Xasan Shiikh ayaa Addis Ababa kaga qeybgali doona shirka urur goboleedka IGAD oo beri oo Sabti ah halkaas ka furmi doona.

Shirka ayaa waxaa looga hadli doonaa xaalada guud ee gobolka gaar ahaan Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan.

About Abdi Omar Bile 691 Articles
Senior Managing Editor at Puntland Mirror and Co-founder of The Site. His Special Passion is Covering Topics Related to Security and Business.You can follow him on Twitter @Abdiomarbile

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*