Taliye ku xigeenkii ciidamada booliiska Puntland oo u geeriyooday dhaawac gaaray

Taliye ku xigeenka ciidamada booliiska Puntland, Jaamac saxardiid. [Xuquuqda Sawirka: Maxamed Xirsi Jabra/wariye katirsan TV-ka dowladda Puntland]
Taliye ku xigeenka ciidamada booliiska Puntland, Jaamac saxardiid. [Xuquuqda Sawirka: Maxamed Xirsi Jabra/wariye katirsan TV-ka dowladda Puntland]
Boosaaso-(Puntland Mirror) Taliye ku xigeenkii ciidamada booliiska Puntland Jaamac Saxardiid ayaa geeriyooday hal maalin kadib markii dhaawac toogasho uu caloosha iyo xabadka kasoo gaaray xilli uu lugeynayay magaalada Boosaaso, sida ay Puntland Mirror u xaqiijiyeen ilo-wareedyo caafimaad.

Kooxda hubaysan ee Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada dilkaas, sida ay ku sheegeen bayaan ay kasii daayeen idaacada afkooda ku hadasha ee Al-Andalus.

 

About Puntland Mirror 839 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*