Musharixiin ka tanaasushay tartanka madaxweynaha Puntland

Musharixiinta tanaasushay. [Isha Sawirka: Facebook]
Garoowe-(Puntland Mirror) Todobo musharax, kuwaaso aan loo aqoon, ayaa iclaamiyay xalay in ay ka tanaasuleen tartanka doorashada madaxweynaha Puntland.

Diiwaangelinta musharixiinta madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ayaa ku eg maanta oo Axad ah bishuna tahay 6 Janaayo, sida ay sheegeen guddiga doorashadu.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*