Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. [Xigashada Sawirka: Cali Ducaale/Sawirqaadaha Madaxweynaha]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa amray taliyaha ciidamada in uu baaritaan deg deg ah ku sameeyo weerarkii ka dhanka ahaa guriga senator Cabdi Cawaale Qeybdiid, sida lagu sheegay qoraal lasoo dhiggay barta Twiter-ka ee madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Soomaaliya.

Duhurnimadii maanta oo Sabti ah ayaa ciidamo katirsan dowladda Soomaaliya waxay weerar ku qaadeen guriga Cabdi Qeybdiid, lama oga sababta ka dambeysa weerarkaas ilaa iyo hadda.

Share this story about sharing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll Up