Madaxweynaha Puntland oo wasiirka maaliyada Itoobiya kulan kula yeeshay Addis Ababa

Madaxweynaha Puntland iyo wasiirka maaliyada Itoobiya. [Isha Sawirka: Puntland State House]
Addis Ababa-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wasiirka maaliyada ee Itoobiya Axmed Shide kulan kula yeeshay magaalada Addis Ababa.

Waxay ka wada hadleen xiriirka labada dhinac u dhaxeeya ee arrimaha ganacsiga, amniga horumarka iyo xidhiidhka Soomaaliya iyo Itoobiya, gaar ahaan Puntland, madaxtooyada Puntland ayaa sidaas ku sheegtay war-saxaafadeed maanta oo Sabti ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*