Labo maleeshiyo oo Al-Shabaab ah oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay Shabeellaha Hoose

Maleeshiyada Al-Shabaab. [Sawir Hore]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Labo maleeshiyo oo katirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay gudaha Soomaaliya.

Duqeynta ayaa Jimcadii ka dhacday deegaanka Kuunya Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen war-saxaafadeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*