Dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo Somaliland oo qaboobay

Dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo Somaliland oo qaboobay. [Sawirka]
Garowe-(Puntland Mirror) dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo Somaliland ee deegaanka Tukaraq ayaa qaboobay, sida ilo-wareedyo ciidamada katirsan ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror.

Dagaalka ayaa waxaa lagu soo waramay in khasaare weyn uu ka dhashay labada dhinacba, balse si madax-banaan looma xaqiijin karo tirada dhimashada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*