Muqdisho-(Puntland Mirror) Xubnaha aqalka hoose iyo aqalka saree e dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah si wadajir ah u ansixiyay miisaaniyada 2020.
Miisaaniyada 2020 ayaa waxaa meelmariyay golaha wasiirada bishii November, waxaana lagu qiyaasay $460, taasoo 18 boqolkiiba ka badan tii 2019.