Xildhibaanada labada aqal ee Soomaaliya oo la dhaarinayo

madasha
Munaasabada dhaarta oo ka dhacaysa xarunta ciidanka booliiska ee Janaraal Kaahiye. [Sawirka: Twitter]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Xildhibaanada labada aqal ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah la filayaa in la dhaariyo.

Baarlamaanka cusub ayaa munaasabada dhaarintoodu waxay ka dhacaysaa xarunta ciidanka booliiska ee Janaraal Kaahiye ee Muqdisho, waxaana la filayaa in ay ka qeybgalaan masuuliyiinta dowladda federaalka iyo qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya.

Xubnaha labada aqal ayaa la filayaa in 28-bisha Janaayo ee sanadka 2017-ka ee soo socda ay dooran doonaan madaxweynaha dalka, sida qorshuhu yahay.

About Puntland Mirror 876 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*