Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada aqalka hoose iyo aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah si wadajir ah u ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2022 kadib saddex maalmood oo dood adag laga yeeshay miisaaniyadda.
Miisaaniayadda 2022 ayaa lagu qiyaasay $918 milyan, iyadoo ay jirto koror dhan $247, marka la barbardhigo miisaaniyaddii 2021.