Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeyb gali doona Kalfadhiga 77-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Puntland Mirror
0 Min Read
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse. [Isha Sawirka: Facebook]

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse. [Isha Sawirka: Facebook]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa maanta u safray magaalada New York si uu uga qeyb galo Kalfadhiga 77-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Waxa uu kulamo laba geesood ah la yeelan doonaa madaxda wefdiyada ama wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka qaar.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *