Wasiirka Amniga Puntland oo shaqada ka ceyriyay dhammaan ciidamada ammaanka ee kantaroolka koonfureed ee Garoowe

Kantaroolka koonfureed ee Garoowe.[Sawirka: Cabdi Cumar Bile/Puntland Mirror]
Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa shaqada ka ceyriyay dhammaan ciidamada ammaanka ee kantaroolka koonfureed ee magaalada Garoowe, sida ilo-wareedyo ku dhow wasiirka ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror.

Arrintan ayaa timid maalin kadib markii ay ciidamadu ku fashilmeen in ay qabtaan gaari xamuul ah oo lagu soo dhex qarshay walxaha qarxa, kaas oo markii dambe lagu qabtay kantaroolka Boosaaso.

About Puntland Mirror 876 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*