Wadahadalada aan tooska ahayn oo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka socda Turkiga

Ankara-(Puntland Mirror) Waxa magaalada Ankara ka socda wadahadalo dadban oo ay Turkigu dhexdhexaadinayso oo lagu doonayo in lagu xaliyo khilaafka u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku saabsan heshiiskii Addis Ababa iyo Somaliland.

Wafuuddan ayaa wadahadalo aan toos ahayn ka billaabay shalay oo Isniin ahayd caasimadda dalka Turkiga, taasoo qayb ka ah wadahadallada u dhexeeya labada dal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*