Ugu yaraan labo maleeshiyaad Al-Shabaab ah oo ku dhintay miino ay aasayeen

Miinada dhulka lagu aaso. [Sawirka: Wikipedia]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan labo maleeshiyo ah oo katirsan kooxda Al-Shabaab ayaa ku dhimatay miinada dhulka lagu aaso xilli ay rabeen in ay miino ku aasaan wado kutaala Muqdisho oo ay badanaa isticmaalaan ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya, sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Dhacdadaan ayaa ka dhacday habeenimadii xalay oo Khamiis ahayd wadada Balcad ee caasimada Soomaaliya Muqdisho.

About Abdi Omar Bile 749 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*