Shilka ayaa ka dhacay gelinkii hore ee Jimcada deegaanka subzero temperatures oo 250km dhanka bariga kaga beegan caasimada dalka Iran ee Tehran.
“Ilaa iyo hadda 31 qof ayaa dhimatay in ka badan 70 kalena waxaa la dhigay isbitaal,” sidaa waxaa warbaahinta maxaliga ah u sheegay Mohammad Reza Khabbaz oo ah guddoomiye gobol.
Cilad dhanka farsamada ah ayaa keentay shilka, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka.