SSC-Khatumo oo yeelatay guddi cusub oo ka kooban 45 xubnood

Guddiga 45-xubnood ee cusub ee SSC-Khatumo. [Isha Sawirka: Halbeeg Media]

Laascaanood-(Puntland Mirror) Hoggaanka maamulka SSC-Khatumo aya maanta ku dhawaaqay guddi ka kooban 45 xubnood kuwaasoo bedelin doona guddigii 33-da xubnood ka koobnaa oo la dhisay bishii Febaraay ee sanadkan.

Guddiga cusub oo ay soo xuleen Golaha Sare Dhaqanka SSC-Khatumo, ayaa maamuli doona dhammaan arrimaha gobolada SSC, iyadoo shaqada ugu horeysa ee loo igmaday ay tahay ka xoreynta gobolka Sool maamulka Somaliland.

About Puntland Mirror 876 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*