Shirkii ka socday Muqdisho oo u dhaxeeya hoggaamiyaasha siyaasada Soomaaliya oo heshiis la’aan ku dhamaaday

Shirka madasha qaran
Shirka madasha hoggaamiyaasha Soomaaliya oo maanta oo Axad ah la isku fahmi waayay.

Muqdisho-(Puntland Mirror) Shirkii ka socday Muqdisho oo u dhaxeeyay hoggaamiyaasha siyaasada Soomaaliya ayaa ku dhamadaay heshiis la’aan maanta oo Axad ah.

Sida ay sheegayaan wararka, madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa isaga baxay shirka kadib markii madaxweynaha Soomaaliya oo wakhtigiisa dhamaaday Xasan Shiikh Maxamuud uu soo jeediyay in dhismaha aqalka sare meesha laga saaro.

Wixii warar ah oo soo kordha dib baan idiin kasoo gudbin doonaa.

About Puntland Mirror 877 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*