Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay wufuud ka socota Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo saaxiibada Soomaaliya oo caalamiga ah.
Ammaanka, dimuqraadiyada iyo horumarinta dhaqaalaha ayaa ah ajandaha ugu weyn ee shirka oo socon doona 16 ilaa 17 July.