Gobolada helay roobka Gu’ga waxaa kamid ah Bari, Karkaar, Sanaag, Nugaal, Mudug iyo Sool, sida dadka deegaanka ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror.
Roobkan ayaa yimid xilli ay abaar daran ka jirtay deegaanada Puntland kadib markii uu daahay roobka Gu’ga oo curan jiray bisha April.