Roobab mahiigaan ah oo duufaano wata oo la filayo in ay ku dhuftaan deegaan xeebeedyada Puntland. [Sawirka: Puntland Mirror]
SHARE
Roobab mahiigaan ah oo duufaano wata oo la filayo in ay ku dhuftaan deegaan xeebeedyada Puntland. [Sawirka: Puntland Mirror]Boosaaso-(Puntland Mirror) Roobab mahiigaan ah oo dabaylo culus wata ayaa la filayaa in ay ku dhuftaan deegaan xeebeedyada Puntland ee Badweynta Hindiya maalamaha soo socda, sida ay sheegeen dadka hawada saadaaliya.
Si kastoo ay ahaataba, magaalooyinka gobolka Bari sida Baargaal, Caluula iyo Bareeda ayaa la filayaa in ay helaan roobab wanaagsan.
Dowladda Puntland ayaa uga digtay bulshada kunool xeebaha ku teedsan Baweynta Hindiya in ay u baxaan dhul kore si looga gaashaanto khataro macquul ah oo ay keenaan roobaabkaas duufaanada wata.
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.