Puntland oo 10 xubnood oo Al-Shabaab ah ku toogatay Gaalkacyo

10 xubnood oo tiir lagu toogtay ku xiran. [Isha Sawirka: Booliiska Puntland]

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Puntland ayaa subaxnimadii hore ee maanta oo Sabti ah xukun dil ah ku fulisay 10 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay booliiska.

Xubnahan la toogtay ayaa maxkamada ciidamada Puntland ku xukuntay dil toogasho ah, kadib markii lagu helay inay ku lug lahaayeen dilal ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, war-saxaafadeedka sida lagu yiri.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*