Puntland iyo Jubbaland oo ku baaqay shir wadatashi oo ka dhaca Muqdisho oo ku saabsan qabsoomida doorashooyinka Soomaaliya ee 2020-2021

Puntland Mirror
1 Min Read
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo shir jaraaid ka hadlaya, Garoowe, August 27, 2020. [Isha Sawirka: Puntland State House]

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo shir jaraaid ka hadlaya, Garoowe, August 27, 2020. [Isha Sawirka: Puntland State House]
Garoowe-(Puntland Mirror) Kadib kulan ka dhacay magaalada Garoowe, Puntland iyo Jubbaland ayaa isku raacay in shir wadatashi ah lagu qabto caasimada Soomaaliya ee Muqdisho si loo gaaro xal siyaasadeed oo laysku waafaqsanyahay ee qabsoomida doorashooyinka Soomaaliya ee 2020-2021, sida lagu sheegay war-murtiyeed ay soo saareen maanta oo Khamiis ah.

War-murtiyeedka oo dhammeystiran hoos ka akhriso:

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *