Musharixiinta Puntland oo balanqaadkooda u jeedinaya baarlamaanka

Puntland Mirror
0 Min Read
Muhsrax Asad Cusmaan oo khudbadiisa jeedinaya. [Isha sawirka: Facebook]

Muhsrax Asad Cusmaan oo khudbadiisa jeedinaya. [Isha Sawirka: Facebook]
Garoowe-(Puntland Mirror) Musharixiinta Puntland ayaa maanta oo Isniin balanqaadkooda u jeedinaya xildhibaanada baarlamaanka.

Khudbadahooda, musharixiinta ayaa diirada ku saaraya hagaajinta amniga, kobcinta dhaqaalaha, arrimaha bulshada, la dagaalanka musuqmaasuqa iyo soo celinta magaalada Laascaanood.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *